Waxay dhistaa Awooda Afrikanka Bari!

Xarunta Awood Waa xarun bulushadda Barigada Afrika wax barta, daafacda xuquuqda shaqaalah, sidoo kalana dhista awooda shaqaalaha Bariga Afrika.

Talaabo Qaad

Badbaadada, Deganaanshaha, & Sharafta

Xarunta Awood waa Haayad ay horkacayaan shaqaale kala duduwan oo afaf kala duwan ku hadla. Ujeedkooduna waa inay soo saraan mustabalka hogaamiyayaal firfircoon oo horkici bulshadda Bariga Afrika ee dagan Minnesota.

Awood Center

Ka Qaybqaado

Howshan muhiin ah ee aan wadno siyaabooyin badan ayay bulshaddu uga qayb qaadan kartaa! Kaalin muhiim ka qaado oo caawi shaqaalaha Minnesota meel kasta oo ay joogaan

Get Involved

Warkeena

alt text

Dib u riixida soo jeedinta Amazon ee ah in la xidho bakhaarkooda MSP5

February 12th, 2023

alt text

Dhegeysiga Guurtida ee Sharciga Badbaadada Bakhaarka

February 2nd, 2023

alt text

Xiritaanka Amazon ee xarunta Shakopee waa fal aargoosi ah

February 1st, 2023

Warar dheeraad ah ka akhriso

Halkan isku qor oo kala soco wixii cusub

Stay in the loop about our latest news, events, and information.

speaker