
Ka Qaybqaado
Howshan muhiin ah ee aan wadno siyaabooyin badan ayay bulshaddu uga qayb qaadan kartaa!

Halkan isku qor oo kala soco wixii cusub
La soco wixii cusub ee war ah, shirar ah iyo macluumaadya kale.
Halkan isku qor oo wakhtigaaga ku tabac
Wax kasta oo aad nagu caawin karto waan soo dhaweynaynaa. Wakhtigaaga iyo tabarucaadaaduba wax weyn ayay ka caawineysaa howsha shirkadu wado.


Halkan ku bixi caawinaad dhaqaale
Howshan muhiimka aha ee ay Awood wado halkan ka caawi, dhaqaalaha aad bixineyso waa mid aad canshuurtaada ku buuxsan kartid, waxaanay naga caawaneysaa inaan Awooda shirkada xoojino.
